SOMALI LINKS

WAREEGTO:- Madaxwaynaha Puntland Oo Xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA-Nesha.

Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland kuna saabsan xilka qaadis Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland (PHA).

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  Madaxweyne LR.21 ee March 03 2017 kuna saabsan xilka qaadis Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland (PHA).

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:             Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu arkay.             Garawsaday baahida loo qabo isbedel lagu                                                  sameeyo Maamulka sare ee   Hay’adda                                                       Wadooyinka Puntland.

Markuu tixgeliyey:      Talo soo jeedinta Guddiga sare ee Hay’adda PHA                                       (BOD).

Wuxuu xeeriyey:

  1. Wuxuu xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka                 Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan.

 

  1. Waxaa xilkaas si KMG ah usiihaynaya Guddomiye ku xigeenka                  Hay’adda Wadooyinka Puntland.

 

  1. Xeerkani wuxuu Dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo,           wuuna s
  2. axiixay Madaxweynuhu.

___________

PuntlandOne.com

Garoowe

Leave a Reply