SOMALI LINKS

WAR DEG DEG AH:- Qarax Xooggan Oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

War hadda naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya inuu goordhawayd ka dhacay Qarax Xoog leh kaas oo la sheegayo inuu ka dhacay meel ku dhow Wasaaradda Amniga oo u dhaw Daljirka Dahsoon.

Warku wuxuu intaas ku darayaa in Qaraxa loo adeegsaday Gaari waxyaabaha Qarxa lagu soo xiray, lalana eegtay Muqaayad aaggaas ku taalla oo dhawaan la furay.

Khasaare ayaa qaraxa ka dhashay Balse wali lama Xaqiijin karo nooca uu yahay.

La soco wararkeenna dambe.

___________

PuntlandOne.com

Muqdisho

Leave a Reply